Skip survey header
Soomaali

Taxanaha Qoyska: Aqoonsiga

Waad ku mahadsantahay ka qaybgalkaaga sahankan! Jawaabahaagu waxay noqon doonaan kuwo waxtar u leh hagitaanka fikradeena ku saabsan barnaamijyada qoyska VocalEssence ee mustaqbalka.

Sahanku wuxuu qaadanayaa qiyaastii 5 ilaa 7 daqiiqo si loo buuxiyo. Werwer la'ow! Jawaabahaagu waxay noqon doonaan kuwo qarsoodi ah oo aan magac lahayn.

Aan bilowno…

(Sahankan waxaa sidoo kale lagu heli karaa Isbanish, Soomaali, iyo Hamoon. Si aad u qaadato sahanka mid ka mid ah luqadahan fadlan riix sawirka caalamka ah ee ay ku qoran tahay "English" ee ku yaala geeska midigta sare kadib dooro luqaddaada.)